BILAN (Poetry) - 6/25/2010 11:29:51 PM
Alla heestun macaanaa! Thanks dear Sahra Bulhan for your appreciation of my works here at the Den. Maanta uun baan arkay. Cabdullahi iyo Saafi waa laba shaqsi oo aan aad u jecelahay una qaddariyo.
BILAN (Poetry) - 5/19/2007 12:01:18 PM
Maasha Allaah. Waa hees aad u macaan oo kalgacayl ka buuxo. Waad istaahishaa in lagu jeclaado inanyahay.